|
|||||
WAJAALE NEWS
” Shacabka Somaliland Waa Dad Gob Ah, Laakiin Dawlad Wax U Qabata Ilahay Ha Siiyo Oo Wadooyin U Dhista”..Prof Cali Khaliif Galaydh.
February 29, 2020 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Prof Cali Khaliif Galaydh Ayaa Jeediyey Khudbad Kaftan Badan oo Badiba ka Qoslisay Shacabkii Madasha isugu Yimid, Sidoo Kale Prof Cali Khaliif Ayaa Shacabka Somaliland Sheegay Inay Yihiin Dad Gob, Sida Walaalnimada iyo Jacaylka ah ee Loogu Qaabiley Caasimada Hargeisa oo uu sheegay Inuu Markii ugu Horeysay Ku Sugnaa Muddo ka Badan intii uu hore u joogi jiray. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka. Related posts:DAAWO;-Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Masuuliyiin kala duwan oo lagu Dilaay Magaalada Laascaanoo... Daawo: Fanaanka Sir Mohamoud Omar Oo Hees Hambalyo Ah U Soo Qaaday Madaxwaynaha La Doortay Muuse Bii... DAAWO; Culimada Magaalada Boorama Oo Khubadii Jimcaha Kaga Hadlay Coronavirus Iyo Fulinta Qodobadii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|