Raysal-Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Soo Bandhigay Khariirad Halis Ku Ah Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Raysal-Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Soo Bandhigay Khariirad Halis Ku Ah Somaliland!
February 17, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Raysal wasaaraha dalka itoobiya ayaa barta uu kuleeyahay twiter ku baahiyay khariirad daeeno kala duwan abuurtay taasi oo gabi ahaanba meesha ka saartay gayiga Somaliland taasi oo muujisanay khariirada uu Raysal wasaare Abiy Baahiyay sheegaysa xuduudaha dalka itoobiya iyo sida uu Somaliland dhulkeeda ugu darsaday’

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/XNLeAEBvTlo

 

COMMENTS
LINKS