Maxkamada Sare Oo Markale Ku Gacan Saydhay Dacwadii Ay Usoo Gudbiyeen Odayaasha Madasha Wadatashigu. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Oo Markale Ku Gacan Saydhay Dacwadii Ay Usoo Gudbiyeen Odayaasha Madasha Wadatashigu.
February 10, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa markale ku gacan saydhay dacwad ay usoo gudbiyeen Odayaasha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland.

Qaraarka ay maxkamada sare ku diiday dacwad ka dhanka golaha guurtida ayaa waxaa ka hadlay xubno kamid ah odayaasha madasha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS