|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDSI Oo Kusoo Guryo Noqday Caasimada Jig Jiga, Kana Warbixiyay Ujeedada Safarkiisi!
February 15, 2020 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar(Mustafe Cagjar) ayaa Galabka kusoo guryo noqday Caasimada jig jiga ddsi isagoo Safar mudo qaatay ugu maqnaa deegaanka oromiya oo uu kaga Qaybgalay shir lagu baranayay hanaanka xisbiyada PP. Madaxwayne Mustafe ayaa ka warbixiyay safarkiisa iyo Waxyaabaha Usoo Qabsoomay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/Ty-hMaa13yI Related posts:Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Lix Dhallinyaro Oo Dawladda Soomaaliya Tacadiyo Ugu Geysatay Mu... DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Shacabka Udiray Fariin La Xidhiidha Dabaaldega Xuska Maalinta Q... DAAWO Wasiir kuxigeenka Amniga Maxamed Muuse Oo Si Qaawan U Weeraray Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|