|
|||||
WAJAALE NEWS
Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Maanta u Furay Tababarkii Shanaad ee Kor Loogu Qaadayo Aqoonta Shaqaalaha.
February 10, 2020 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Dirir oo Ay Weheliyeen Ku Xigeenka hantidhawraha Qaranka Somaliland sacad riraash iyo Madaxa Xafiiska BFM-ka Xassan Faarax Maxamed Ayaa Maanta Shaqaalaha Xafiiska Hantidhawrka u furay Tobabar Qaadan Doona Muddo 14 maalmood ah kaas oo Shaqaalaha Xafiiska hantidhawrka lagu baridoono Hab raacyada Casriga ee Xisaabaadka maaliyada. Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.
Related posts:Xildhibaan Cabdikariim Oo Ka Hadlay Xeerka Midaynta Cashuuraha Ee Golaha La Horkeenay, Sheegayna In ... Shirkadaha Bixiya Adeega Korontada Jsl Oo Shaaciyey In Laga Bilaabo 1 August Ay Bakhtiin Doonaan La... Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Maalinta Bari ah Xilka Gudoomiyenimo Iskaga Casilaya Golaha Hortiisa Iyo Xil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|