Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Imaanshaha Farmaajo Ee Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Abiy Axmed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Imaanshaha Farmaajo Ee Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Abiy Axmed.
February 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay mawqifka golaha ee safar la sheegay in uu somaliland ku imanayo madaxwaynaha maamulka muqdisho oo uu ku weheliyo raysal-wasaaraha itoobiya

Dhanka kale gudoomiye saleeban ayaa raysal wasaaraha itoobiya ugu baaqay in uu ilaaliyo xidhiidhka labada dal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS