|
|||||
WAJAALE NEWS
FALANQAYNTA;Haddii Uu Madaxweyne Biixi Raysal Wasaare Abiy Ku Marti Qaaday Hargeysa Dhaawac Intee Leeg Ayuu Keenayaa Hadalkiisu?
February 18, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa khudbadiisii laba gole ku sheegay in aanay jirin safar uu raysal wasaaraha itoobiya ku imanayo Somaliland iyo martiqaad uu madaxwaynuhu ubalan qaaday Hadaba hadalka kasoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland dhaawac intee leeg ayuu ku keeni karaa xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya Xildhibaan waabeeye ayaa lafo gur ku sameeyay hadalka madaxwaynaha ee furista ururada oo aanay wali gaadhi wakhtigii loo cayimay in la furo asxaabta balse biixi ku dhawaaqay in uu haa furayo Sidoo kale xildhibaan waabeeye ayaa tafasiil ka bixiyay hadalkii wasiirka arimaha dibadu ku sheegay socdaalka madaxwaynaha ku tagay Adis ababa iyo kala duwanaanshaha hadalkii madaxwayne biixi ku sheegay casuumada uu ku tagay itoobiya iyo kulan uu la yeeshay madaxwaynaha somaliya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FALANQAYNTA WARKAN;
Related posts:Daawo:Xoghayaha Guud ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Oo Ka Dareen Celiyay Garabkii Isbahaysiga Kulmiye ee... War Deg Deg Ah; Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Jawaabay Hadalkii Gudoomiye Cirro, Sheegayna In... “Waxaan Guud Ahaan Joojinay Mashaariicda UN-Ka Ee Wax U Dhimaya Madax Bannaanida Somaliland..” Wasii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|