|
|||||
WAJAALE NEWS
FALANQAYN:-Muxuu Sharcigu Ka Qabaa Furista Ururo Cusub?Garyaqaan Maxamuud Cabdiraxmaan.
February 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Dhawaan ayay ahayd markii madaxwaynaha Somaliland ku dhawaaqay in uu furayo ururada siyaasada Somaliland wakhti aan la gaadhin mudadii loo mudeeyay xisbiyada qaranku mudo xileedkooda Sidoo kale xisbiyada mucaaridka ayaa si adag uga horyimid hadalka kasoo yeedhay madaxwaynaha ee furista ururada Garyqaan maxamuud cabdiraxmaan ayaa falan qayn sharci ku sameeyay waxa uu sharciga Somaliland uyaalaa ka qabo in ururada la furo mudo aanay gaadhin mudo xileedkii xisbiyada qaranka HALKAN KA DAAWO FALANQAYNTA SHARCI EE FURISTA URURADA IYO WAXA UU KA QABO XEER NO14; https://youtu.be/PvBOF5w2Qos Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Iyo Waftigiisa Oo Booqasho Ku Tagay Goobtii Lagaga Dhawaaqay May-1991 Go... Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Mudadii Uu Soo Taxnaa Damaca Itoobiya Ee Qab... Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Masuuliyiin ka Tirsan Xisbiga Waddani COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|