|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Somaliya Oo War Kasoo Saartay Kulankii Madaxwaynaha Somaliland Iyo Farmaajo Ee Magaalada Adis-Ababa.
February 13, 2020 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Dawlada somaliya ayaa faah faahin ka bixiyay kulankii madaxwaynayaasha Somaliland iyo somaliya ee dalka itoobiya ka dhacay doraad Wasiirka warfaafinta somaliya Maxamed Cabdi xayir maareeye ayaa soo dhaweeyay gorowshiyaha madaxwayne farmaajo ka muujiyay xasuuqii dawladii siyaad bare ugaysatay shacabka Somaliland Sidoo kale wasiir maareeye ayaa ka hadlay kulankii dalka itoobiya ku dhexmaray madaxwayne muuse biixi iyo farmaajo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Gilgilay Magaalada Gaalkacayo Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka P... Cilmi-Baadhis Shaaca Ka Qaaday" In Tobon Daqiiqo Oo Qofku Xanjo Calaashado Waxay Afkiisa Ka Saarta 1... Daawo:Marwo Faadumo Siciid Oo Xukuumada Ku Dhaliishay Joojinta Xuska Maalinta Gooni Isku Taaga Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|