|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Somaliya Oo Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Madxawayne Farmaajo Safar Ku Tagayo Somaliland,
February 17, 2020 - Written by Editor:“War Uma Haynso Safarka La Sheegayo In Uu Madaxwayne Farmaajo Ku Tagayo Hargaysa”Wasiirka Warfaafinta Somaliya. MUQDISHO(W,N)-Dawlada somaliya ayaa markii uhoraysay ka hadashay safarka hadal hayntiisu bulshada ku badnayn labadii maal mood ee lasoo dhaafay oo lagu sheegay in madaxwayne farmaajo socdaal ku tagayo magaalada hargaysa ee jamhuuriyada Somaliland Wasiirka warfaafinta maareeye xayir ayaa ka hadlay isagoo sheegay in aanay jirin wax war ah oo ay ka og yihiin tagitaanka hargaysa ee madaxwayne farmaajo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/YlT8eXYVwxE Related posts:Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Nayroobi Kulan Kula Qaatay Beesha Caalamka Iyo Ujee... Hoggaanka Xisbiga WADDAN Oo Qaabiley Qaybo ka mid ah Haldoorka Dhallinyarada, Haweenka iyo Siyaasiyi... Madaxweynaha Jsl Oo Sagootiyey 33-Arday Oo Ku Guulaystay Deeq Waxbarashada Sare Ah Oo Ay Ka Heleen D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|