DAAWO;“Farmaajo Xidid Ayaynu Nahay, Carruurtiisu Haddii Ay Soo Dalbadaan Dhalashada Somaliland Waala S…” Xil Cabdiqaadir Jirde. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;“Farmaajo Xidid Ayaynu Nahay, Carruurtiisu Haddii Ay Soo Dalbadaan Dhalashada Somaliland Waala S…” Xil Cabdiqaadir Jirde.
February 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan cabdiqadir jirde oo katirsan golahw  wakiilada ahna gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga wadani ayaa sheegay in aanu farmaajo danbi ka galin shacabka somaaliand  islamarkaana hadii aycaruurtiisu soo dalbadaan dhalashada Somaliland la siin karo.

Sidoo kale xildhibaan jirde ayaa a hadlay yooyootanka udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka’

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS