|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliland
June 11, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Kulanka Madaxa Xafiiska Dalka Ingiriiska Ee Somaliland Mudane Ilyas Malek Iyo Maayarka Gabiley Mudane Maxamed-Aamin Cumar Cabdi.
Maayarka ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafti Sare oo ka Socday Xafiiska Ingiriiska Ee Somaliland oo uu horkacayay Madaxa Xafiiska Ingiriiska Ee Somaliland Mr. Ilyas Malek, Camila Landberg oo ah (Justice & Security Lead) Iyo Khadar Muhumed oo ah (Political and Communication Officer).
Maayarka ayaa warbixin ka siiyey Degmada Gabiley Waxyaabihii u Qabsoomay, Waxa u Qorshaysan Iyo Caqabadaha wax lagala qaban karo. Ugu danbayntiina Madaxa Xafiiska Dalka Ingiriiska Mr. Ilyas Malek ayaa uga mahadceliyay Maayarka soo dhawaynta iyo Shaqada ay bulshada u hayaan ee Baaxadda Leh. Related posts:Beel kamida Beelihii Ku Dagaalamay Deegaanka Ceel afwayn Oo Xukuumada Ku Wareejiyay Hub Iyo Gaadiid ... Somaaliland Waxaa ka Jirta Dawlad Wadaag ah Oo Mudo kordhin Kasta Dani Ugu Wada Jirto. Qormada 3 Aa... Wasiir Sacad Iyo Madaxtooyada Oo Isku Maandhaafsan Saldhiga Militari Ee Dawlada Imaaraadka Laga Siiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|