|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Beesha Degta Deegaanka Laga Hirgalinayo Biyo Baaladhinta Boorama.
February 16, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)- Wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Ayaa Gaadhay magaalada boorama kuwaasi oo Kulan La Qaatay Beesha Degta Deegaanka Afraaga Oo Ah Halka Laga Hirgalinayo Ceelasha Biyo Balaadhinta Borama Oo Dhawaan Lagu Dilay Askari Ka Tirsan Ciidamada Somaliland. Odayaasha beesha degta deegaanka ayaa xukuumada usoo jeediyay in ay ubaahan yihiin in ay helaan shaqaalaha iyo mashaariicda lagu horumariyo deegaanka laga qodayo ceelasha biyo balaadhinta magaalada boorama, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Marwada Koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Walis iyo Xubno wasiiro ah Oo Maanta ka Qaybgalay Xafla... DAAWO; Sheekh-Aadan Siiro Oo Taageeray Murashaxnimada Maxamed Biixi Yoonis Fariina u Diray Bulsha Wa... DAAWO; Mujaahid Ibraahim Dhagawayne Oo Luuqadii Ugu Adkayd kula Hadlay Saleebaan Gaal Iyo Maxamu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|