|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taariikhda Aas Aaska Ciidamada Qaranka Jsl Iyo Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Mareen!
February 1, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Halkan kaga bogo barnaamij lagu lafo gurayo taariikhda aas aaska cidamada qaranka jamhuuriyada somaliland iyo marxaladihii kala duwan ee ay soo mareen mudadii ay somaliland jirtay iyo xukuumadihii u kala danbeeyay Talada Dalka . Sanad guuradii 26aad ee aas aaska ciidanka qaranka somaliland ayaa u beegan maalinta bari ah ee taariikhdu tahay 02/02/2020. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SOOYAALKA TAARIIKHEED EE CIIDAMADA QARANKA JSL;
Related posts:Rooda Cabdi Muuse Oo Sheegtay In Wasiirka Arimaha Guduhu Halis Ku Yahay Abnigii Uu Qaranka Masuulka... DAAWO;Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo shaaciyay In Musharaxa Rasmiga ah Ee Kulmiye Uu Yahay Mada... Madaxweynaha Dawladda Djibouti Oo 35 Xubnood Oo Reer Somaliland Ku Marti-qaaday Munaasibad Uu Ku Bix... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|