DAAWO;-Siyaasi Axmed Cilmi Yare Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Qunsuliyada Turkiga Ee Magaalada Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Axmed Cilmi Yare Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Qunsuliyada Turkiga Ee Magaalada Hargaysa!
February 19, 2020 - Written by Editor:

“20 Qof Ayaa U Dhintay Caafimaad Daro Intii Ay Sugayeen Visaha Turkiga”Siyaasi Axmed Cilmi Yare.

HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Axmed Cilmi Yare ayaa dhaliilo culus ujeediyay qunsuliyada dalka turkigu ku leeyahay caasimada Somaliland oo uu sheegay in shacabka visayaasha ka doonaya ay ula dhaqmaan six un islamarkaana ay dad badani udhigeen xaalad caafimaad intii ay sugayee Visaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS