|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Ciise Oo Ka Hadlay Xukunka Shareecada Islaamku Ka Qabto Badal Lagu Sameeyo Dhulka Xabaalaha Wajaale.
February 14, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Sheekh Ciise Maxamuud oo kamid culimada reer Somaliland ahna Imaamka masjidka Salaama ee xaafada Ganad ee Degmada Ibraahim kood buur Ee Caasimada Hargaysa ayaa ka hadlay xukunka shareecada islaamku Ka qabto badal lagu sameeyo dhulka xabaalaha magaalada wajaale Sheikh ciise ayaa faah faahin ka bixiyay waxa ay shareecadu ka qabto dhul loo hibeeyay in laga dhigo xabaalo in badal lagu sameeyo isagoo tusaale usoo qaatay dhul xabaalaha magaalada tog wajaale oo maalmahani muran ka taagan yahay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN SHEEKH CIISE;
Related posts:Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee JSL Axmed Yusuf Yaasiin oo ka Hadlay Xukunkii Dilka Ahaa Ee lagu Rid... Daawo:Warshada Sibidhka Berbera Oo La Hawl Galinayo Iyo Nuxurka Heshiis ay Xukuumadu La Gashay Shirk... Maayirka Caasimada Hargeysa oo Xadhiga Ka Jaray Buundo Laga Hir Geliyay Degmada Maxamuud Haybe COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|