|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Oo Sheegay In Dawladii Siyaad Bare Ku Sax Sanayd In Ay Xasuuqdo Shacabka Reer Somaliland.
February 20, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mid kamid ah Raysal Wasaarayaashii soo maray somaliya Maxamed Cabdi Yuusuf kana mid ahaa masuuliyiintii xilalka kasoo qaybtay taliskii siyaad bare xiligii uu xasuuqa ku hayay shacabka somalilad Kana Soo jeeda deegaanka Gaalcayo ayaa waraysi lalayeeshay ku sheegay in somaliland wakhtigan ubaahan tahay in xoog ciidan lagu Qabsado. isagoo farmaajo ugu baaqay in uu qaado talaabo milatari. Sidoo kale Ex raysal wasaarihii hore ee somaliya ayaa Ururkii Snm ee xorayta gayiga Somaliland ku eedeeyay in ay iyagu dad shacab ah laayeen oo ka badan inta laga laayay reer Somaliland Burburiyeena Dawladii Somaliya ,kaasi oo qaaday dhabadii Cabdiraxmaan Guulwade. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Wasiiradii Laascaanood U Joogay Bogsiinta Codladihii Ka Dhexeeyay Beelaha Walaalaha ah Ee Koon... DAAWO ;Dareenka Xildhibaano Golaha Wakiilada Oo ku kala Aragti Duwanaa Go,aanka Lagu Laalay Wareejin... Xisbiga Ucid oo Ka Hadley Kulan Caawa Ay Yeelan Doonan Madaxweyne Muuse Biixi iyo Madaxda Xisbiyada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|