DAAWO;-Qaabkii Dilka Loogu Fuliyay Ragii Kufsaday Caasha Ilyees Iyo Dareenka Aabaha Dhalay Caasha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Dilka Loogu Fuliyay Ragii Kufsaday Caasha Ilyees Iyo Dareenka Aabaha Dhalay Caasha.
February 11, 2020 - Written by Editor:

GAALKACAYO(W,N)- Dawlada punthland ayaa saaka dil toogasho ah ku fuliyay laba kamid ah ragii kufsiga iyo dilka ugaystay caasha ilyees oo ahayd 12jir.

Sidoo kale aabaha dhalay gabadha  ladilay ayaa ka dareen celiyay sida loo fuliyay qisaastii

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS