DAAWO;-”Madaxweynuhu Been Ayuu Ka Sheegay Arrinta Dhaqaalaha Iyo Safarkii…”Xoghayaha Waddani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-”Madaxweynuhu Been Ayuu Ka Sheegay Arrinta Dhaqaalaha Iyo Safarkii…”Xoghayaha Waddani.
February 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xoghaya guud ee xisbiga wadani ayaa ka dareen celiyay khudabd sanadeedkii madaxwaynaha somalialnd maalintii shalay jeediyay taasi oo uu ku tilmaama xighayaha wadani been uu ka sheegay madaxwaynuhu ismarkaana aanu jirin dhaqaale kor ukacay Somaliland

Sidoo kale xogahaya guud ee xisbiga wadani ayaa dhaliilay qaabkii madaxwaynaha Somaliland uga warbixiyay safarkii uu ku tagay dalka itoobiya iyo shirkii uu la galay madaxwaynaha somaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS