|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Dardaaran Udiray Dhalinyarada Ufadhisanaysa Imtixaanka Shaqo Qaran.
February 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xafiiska imtixanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax ayaa ka hadlay inka badan 400 oo dhalinyaro ah oo ufadhiisanaysa imtixaanka shaqo qaranka maalmaha soo socda Gudoomiyaha xafiiska imtixanaadka ayaa soo bandhigay shuruudaha looga baaha yahan dhalinyarada galisay imtixaankaasi isagoo kula dardaarmay in ay ku kalsoonaadaan aqoontooda islamarkaana ilaaliyaan Nidaamka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Xukuumadiisu Ku Diidan Tahay Banaan Baxa Ay Dalbadeen Xisbi... Wasiir Kuxigeenka Arimaha Didaba Jsl Oo La Kulmay Safiirka Shiinaha Ufadhiya Somaliya Iyo Xogaha Lag... “Wadaadka Heesaha Iyo fanka Xaaraanta Ku Sheegay Su,aalo Muhiim Ah Ayaan U Wadaa”’Abwaan Weedhsame. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|