DAAWO;-Buug Uu Qoray Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Habeenkii Xalay Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Buug Uu Qoray Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Habeenkii Xalay Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa.
February 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Buug la magax baxay Hodanka Baahan Iyo Himiladayda, oo uu qoray hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa habeenkii xalay lagu soo bandhigay magaalada hargaysa.

Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay badi haldoorka Somaliland madaxda asxaabta iyo boqolaal kamid dhalinyrada caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS