DAAWO;-Boqor Buurmadow Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Uu Ku Kacay Khimaayo Qaranka,Kuna Baaqay In Xilka Laga Qaado. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Boqor Buurmadow Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Uu Ku Kacay Khimaayo Qaranka,Kuna Baaqay In Xilka Laga Qaado.
February 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur Madow oo kamid madax dhaqameedka beelaha harbar jeclo ayaa eedihii ugu cuslaa ku miisay madaxwayne biixi kana soo horjeestay heshiiskii ay wada gaadheen xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale boqor buurmadow ayaa golaha baarlamaanka ugu baaqay in ay madaxwayne biixi ku qadaan khiyaamo qaranka iyo sharci jabin,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS