HARGAYSA(W,N)-Abwaan cabdilaahi xasan ganey ayaa beeniyay in uu kamid ahaa aqoonyahan madaxwayne biixi udiray warqad furan oo xanbaarsan fariimo muhiim
Abwaan cabdilaahi oo kamid ahaa magacyada ku sexeexnaa warqada furan ayaa sheegay in laga been abuuray islamarkaana aanu kamid ahayn dadka qoraalkan sameeyay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;