|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aabe 40 sano Ka Tirsanaa Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Ka Waramay Tacadi Iyo Cunsuriyad Uu Maayarku Kula Kacay!
February 8, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Aabe Maxamed Cabdi xaashi(Diini) oo mudo dheer ka tirsanaa shaqaalaha dawlada hoose ee boorama ayaa ka waramay dhacdo murugo leh iyo cunsuriyad uu kula kacay maayarka magaalada boorama saleebaan xasan xadi. Aabahan dhibanaha ay ayaa sheegay in uu musharkiisii ka gooyay islamarkaana uu xidhay Maxamed xaashi ayaa shacabka reer boorama ka dalbaday in ay gurmad ufidiyaan isagoo sheegay in uu ku cunsuriyadeeyay qabiil ahaan iyo mareexaan ayaad tahay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUWAADINKAN DHIBANAHA AH OO KA WARAMAYA SIDII MAAYARKA ULA DHAQMAY; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|