|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xadhiga Cableka Internetka Ee Jabuuti Kama Soo Degi Karo Xeebaha Somaliland” Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl.
January 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi jibriil ayaa markii uhoraysay ka hadlay xadhig viper optic oo dawlada jabuuti shaacisay in ay keenayso dekeda berbera Xukuumada Somaliland aaa sheegay in aanay jirin wax dawlada jabuuti ay kala socodsiisay qorshahaasi islamarkaana aanay keeni Karin biyaha Somaliland wax aanay heshiis kula jiran Dhanka kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa wax laga waydiiday wararka sheegay in jabuuti ogolaashaha ay xadhkaha cable ku keenayso berbera ay kasoo qaadatay Somaliland isagoo sheegay in aanay halkani ahayn somaliya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/e2jW1V6H8X4 Related posts:Daawo:Suldaan Digniin Culus U Diray Ganacsade Maxamed Aw Siciid Iyo Ganacsigiisa Oo Uu Aflagaado Kul... Daawo:Xubnaha Uga Qayb Galaya Maamulka Khaatumo Wadahadalada ay La Furayaan Somaliland Oo Maanta Ka ... Gudoomiyaha Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Waliilada Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixiya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|