|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beelaha Jsl Oo Si Adag Uga Hadlay Dacwad Madaxwaynuhu Ka Gudbiyay Gudoomiye Faysal,Sheegayna In Aan Qoysna Qoys Xidhi Karin!
January 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Ayaa si adag uga hadlay xadhiga la sheegay in xukuumada madaxwayne biixi la damacsan tahay gudoomiyaha xisbiga ucid Suldaan maxamed cabdiqaadir ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay hadii uu xisbiyada mucaaridka kaga adkaaday doorashadii in aan laga yeelayn in uu ku xadgudbo Sidoo kale suldaan maxamed ayaa sheegay in aan qoysna qoys xidhi Karin Somaliland gudoomiye faysal uu kasoo jeedo cid HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dhagayso:Cod Sir ah Oo Aad U Fool Xun Oo Ku Salaysan Qabyaalad Iyo Kala Qaybin Bulshee Oo Laga Duu... Mudaharaad Falastiinyiinta Wax Ka Barta Jaamacadaha Yuhuudu Ku Diidan Yihiin Siyaasad Israel Ku Kala... Wasiirka kalluumaysiga Somaliland oo soo galitaanka maamulka Puntland ee Dhahar sabab uga dhigay gaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|