Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Guurtida Iyo Wakiilada Ku Eedeeyay In Ay Hortaagan Yihiin Dhismaha Golaha Culimada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Guurtida Iyo Wakiilada Ku Eedeeyay In Ay Hortaagan Yihiin Dhismaha Golaha Culimada Jsl.
January 8, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-sheekhul baladka magaalada boorama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar ayaa golayaasha guurtida iyo baarlamaanka ku eedeeyay in ay ishortaageen dhismaha golaha culimada somaliland oo xukuumadu ogolaatay

Sidoo kale Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar ayaa wax layaable ku tilmaamay diidmada golayaasha guurtida iyo Wakiilada oo mudo sedex sano ah ay hortaalay qoraal loogu soo gudbiyay aas aaska golaha culimada somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS