|
|||||
WAJAALE NEWS
Oday Kamida Dadka Ku Nool Deegaanka Fiqi Ayuub oo Wasaarada Macadanta Somaliland Ku Eedeeyay Falal Amni Daro
January 24, 2020 - Written by Editor:Fiqi-ayuub (WJN)- Oday Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali oo ka mid ah dadweynaha ku nool deegaanka Fiqi-ayuub ayaa waxaa uu wasaarada Maxdanta iyo Tamarta Somaliland ku eedeeyay inay falal amni daro ah kawado deegaankaasi. Sidoo kale, oday Xasan ayaa dadka deegaanka ugu baaqay inay ilaashadaan nabadgeliyadooda, isagoona ku baaqay shir deg deg ah oo ay iskugu imanayaan waxgaradka deegaanka Fiqi-ayuub.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
Related posts:Gabiley oo Lagu Soo gabagabeeyay Tartankii Quraanka Kariimka Ahaa iyo Wasiirka Isgaadhsiinta Somalil... Xisbiga Kulmiye oo ka Hadlay Mawqifkiisa Dagaalkii Dhexmaraya Ciidamada Bada Somaliland Iyo Kuwo Jab... Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Siyaasi Samaale Oo Usharaxan Gudoomiye Kuxigeen... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|