|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maayirka Hargeysa Isagaa Sharci Darro Ku Fadhiya, Cidna Dacwad Kama Gudbin Karo”Xisbiga Wadani.
January 4, 2020 - Written by Editor:Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Dacwado Isbarkan Oo Xukuumada Ka Gudbisay Mucaarika . Burco(w,n)- afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun ayaa k ahdlay hadal dhawaan kasoo yeedhay maayarka caasimada iyo wasiirka hawlaha guud oo sheegay in ay dacwad ka gudbinayaan xisbiyada mucaarikda kadib markii ay booqasho ugu tageen qoysas dhulkooda xukuumada ka qaaday Sidoo kale afhayeenka wadani ayaa ka hadlay dacwad la sheegay in qoyska madaxwayne biixi ka gudbiyeen gudoomiye faysal cali waraabe. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/vHqpRjOlu_A Related posts:Daawo:Marwo Faadumo Siciid Oo Xukuumada U Laqintay Eedaymo Is Barkan Kuna Dhaliishay Dayacaada Garoo... Xoghaye Xamse Khayre Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xukunka Deg Deg Ah Ee Lagu Riday Abwaan Cabdiraxmaa... Dufcaddii 14Aad Ee Ka Bogsaday Xannuunada Dhimirka Oo Ka Qalin-jabiyey Xirfado Lagu Baray Sahan Ment... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|