|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Fariin U Diray Komishanka Doorashooyinka Uguna Baaqay In Ay Is Casilaan
January 18, 2020 - Written by Wariye:Hargaysa(WJN:Hogaamiyaha xisbiga wadani mudane Xirsi Xaaji Cali oo ku hadlayay afka xisbigiisa iyo ka xisbiga ucid ayaa fariin u diray gudida doorashooyinka qaranka waxana uu ugu baaqay in ay is casilaan oo ay u tanaasulaan bulsahda reer somaliland si doorasho u qabsoonto iyaguna u helaan magac iyo sharaf xirsi isaga oo hadalkiisa sii wata waxa kale oo uu fariin hawada u mariyay madaxwaynaha jamuuriyada somaliland muuse biixi cabdi oo uu sheegay in uu kala qaybqaato sidii komishanku isku casili lahayeen. https://youtu.be/Nr0O08eMPZ4 Related posts:Daawo: Badhasaabka Gobolka Awdal oo .Kulan lagaga hadlayo Adkayta Nabadgalayada Ay Wadayeesheen Isu... Deg Deg: Gudoomiyihii Shirkadda Basaska Ee Salaama Iyo Xubno Qoyskiisa Ah Oo Ku Naf-waayay Shil Baab... DAAWO;Xaflad lagu daah-furayay balaadhinta Bulsho Tv ee Gobolada Galbeedka iyo Nuxurka Khudbadihii M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|