|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Kulan Layeeshay Wafti Sare Oo Ka Socday Qaramada Midoobay.
January 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariim Maxamed Axmed (Xinif) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti sare oo ka socday Qaramada Midoobay, Waftigan ka socday haayada qaramada midoobay ayaa waxaa hogaaminayay madaxa haayada qaramada midoobay ahna madaxda siyaasada iyo gargaarka arimaha bini,aadminimada. Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay kawada hadleen iyo sidii qaramada midoobay gaar ula macaamili lahayd Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Ciyaar Xiiso Badan Oo Magaalada Jig Jiga Ku Dhexmartay Xafiiska Madaxwaynaha Iyo Ganacsatada Daawo:Shir Jaraa,id Oo Aan Noociisa Hore Loo Arag Oo Lagu Qabtay Somaliland Iyo Cida Qabatay+Meesha ... DAAWO; Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Kenya Oo Ka Warbixiyay Waxyaabaha Uqabsoomay Mudadii Uu Xi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|