|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Cusub Ee Dalada Sonyo oo Loo Qabtay Muunasibad Hadhimo Sharafeed Ah oo Lagu Soo Dhawaynayo
January 8, 2020 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Munaasibad hadhimo sharafeed ah oo lagu soo dhawaynayo Guddoomiyaha cusub ee dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo Cabdicasiis Maxamed Jaamac, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Waxaa munaasibadan lagu soo dhawaynayo gudoomiyaha cusub ee Sonyo ka soo qayb galay xubno ka mid ah Wasiirada xukuumada, Agaasimeyaal, Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Dhalinyaro, Haween iyo marti sharaf kale.
Related posts:DAAWO;-Amb Aadan Jibriil Oo Ka Hadlay Sobobihii Keentay In Ay Jabhado Abuurmaan Ka Horyimid Taliskii... Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Tiro Wasiiro Ah Oo Kulan Kula Qaatay Markab Dagaal Dushi... Nuxurka Kulan Qasriga Madaxtooyada Ku Dhexmaray Hogaamiyeyaasha Mucaaradka ah iyo Madaxweyne Siilaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|