|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Cusub Ee Dalada Sonyo oo Loo Qabtay Muunasibad Hadhimo Sharafeed Ah oo Lagu Soo Dhawaynayo
January 8, 2020 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Munaasibad hadhimo sharafeed ah oo lagu soo dhawaynayo Guddoomiyaha cusub ee dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo Cabdicasiis Maxamed Jaamac, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Waxaa munaasibadan lagu soo dhawaynayo gudoomiyaha cusub ee Sonyo ka soo qayb galay xubno ka mid ah Wasiirada xukuumada, Agaasimeyaal, Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Dhalinyaro, Haween iyo marti sharaf kale.
Related posts:“Somaliya Baydhabo Itoobiyaan Ayaa Jooga, Kismaayo Kenyaan Ayaa Jooga, Horta Intayna Somaliland Ka H... Khilaaf Ka Taagan 40 Kalluumaysato Ah Iyo 9 Doonyood Oo Ku Xidhan Magaalada Berbera Iyo Wasiirka Kal... Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Natiijada Shirkadaha Ku Guulaystay Qandaraasyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|