Gudida Doorashooyinka Dalka Itoobiya Oo Fariin Kama Dambays Ah U Diray Xisbiga OFC Ee Uu Hogaamiyo Jawhar Maxamed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Doorashooyinka Dalka Itoobiya Oo Fariin Kama Dambays Ah U Diray Xisbiga OFC Ee Uu Hogaamiyo Jawhar Maxamed.
January 30, 2020 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)- Gudida doorashooyinka dawlada fadaraalka Itoobiya ayaa fariin kama danbays ah udiray xisbiga OFC Ee uu hogaamiyo Jawari Maxamed oo ay sheegeen in ay keenaan in hogaamihoodu uu ka laabtay dhalashadii dalka maraykanka dibna u qaatay dhalashada dalka Itoobiya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS