|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dilka Qasum Sulaybaani Ee Maraykanku Dilay, Waa Gaf Caalamiya”Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari.
January 10, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari(Sheekhul Axmar) Oo Kamid ah Siyaasiyiinta Somaliland Ee Badi Ka Faalooda Xaalada Siyaasadeed Ee Geeska Iyo Arimaha Carabta Ayaa ka hadlay Dilkii Generalkii Reer Iiraan Qasum Sulaybaani Iyo Xiisada ka Dhalatay Isagoo Dilkaa Maraykanku fuliyay Tilmaamay Mid Gardaro ah. Sidoo kale Siyaasi Rashiid Ayaa ka Hadlay Saamaynta ay Somaliland ku keeni karto shirkada dalka sucuudiga ka dhacay Ee Iskaashiga Wadamada kulaala Bada cas iyo gacanka cadmeed oo somaliya goob joog ka ahayd balse jamhuuriyada somaliland oo dalka ugu xuduuda dheer ah biyaha bada cas, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Talo Xumada Muuse Waxaynu Maanta Kaga Dabaalaynaynaa, Inagoo Codkeena Ku Hubsana Xisbiga Waddani”M... Wasiirka Beeraha Oo Tababar Ufuray Beeralayda Deegaanka Indhanka Deera Yahanka Ee Gobolka Gabiley. “Ina Cali Waraabi Wuu Dhaafay Heer Xaal Laga Bixiyo Afkiisa Markaa Jabuuti Nabar Gardarrro Alleh Ha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|