Daawo:Muj.Boobe Yuusuf Ducaale Oo Dhulka Jiiday C/raxman Guulwade Fariina U Diray Madaxda Somaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Muj.Boobe Yuusuf Ducaale Oo Dhulka Jiiday C/raxman Guulwade Fariina U Diray Madaxda Somaliya
January 23, 2020 - Written by Editor:

Hargaysa(WN)muj.Boobe Yuusuf Decaale oo ka mid ahaa mujaahidiintii ururkii dhaqdhaqaaqa SNM ayaa si kulul uga hadlay hadalo deel qaaf ah oo dhawaan ka soo yeedhay C/raxmaan Guulwade oo goob fagaare ah ka sheegay inay xaq ahayd duqayntii magaalada Hargaysa u gaysteen dargigii Maxamed Siyaad Bare taasi oo fajiciso ku noqotay guud ahaan shacabka Somaliland.

Halkan ka Daawo  Warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=9zafc2otJKI

COMMENTS
LINKS