|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanad Ka Tirsan Barlamaanka Somaliya Oo Ka Hadashay Carqaladaha Uu Farmaajo Ku Hayo Somaliland Iyo Lacago Uu ku Lunsado Magaca Jsl.
January 4, 2020 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Xildhibaanada katirsan baarlamaanka somaliya ayaa soo bandhigtay hargardaamooyinka y xukuumada farmaajo ku hayso Somaliland iyo lacago uu ku lunsado magaca Somaliland Xxildhibaanadan ayaa madaxwaynefarmaajo ugu baaqay in uu joojiyo dhibta uu ku hayo somliland iyadoo soo jeedisay in miisaaniyada laga saaro lacago ku qoran magaca Somaliland HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO: Xuska Sanad Guuradii 60aad Ee Idaacada BBC Somali Iyo Weriyayashii Hore Ee BBC-da Oo Ka Hadla... DAAWO;-Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Gacanta Ku Dhigay Gaadiid Lagu Soo Xidhay Taariko Foojari... Ciidamada SPU-da Oo Xabsiga Dhigay Muwaadin U Shaqeeya Heyadda IFAD Kaasoo Ay Ku Caddaatay Inuu Gash... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|