|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Gaadhay Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale Iyo Mashaariic Ay Ka Dhagax Dhigeen.
January 29, 2020 - Written by Editor:Tog wajaale(W,N)- Wasiirka arimaha gudaha jsl oo ay Weheliyaan wasiirka Isgaadhsnta iyo technolajiyada,wasiirka hawlaha guud ,saraakiil ciidan iyo maamulka gobolka gabiley ayaa Gaadhay Degmada magaalada tog wajaale ee gobolka gabiley/ Wasiirka arimaha gudaha iyo masuuliyiinta weheliyay ayaa dhagax dhigay xarunta dawlada hoose ee Degmada Tog wajaale iyagoo kormeerna kusoo maray gudaha magaalada/ HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwayne Siilaanyo Oo Galaaftay $100 Milyan Oo USA Siin lahaa Somaliland iyo 5 qof Oo Ay Damacsany... Axmed Siciid Cige oo Ka Fadhiistay Shaqadii BBC-da, Kana Waramay Waxyaabihii La Yaabka Lahaa ee Uu U... DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Ururka Muja... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|