DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Abwaan Axmed Saleebaan Bide Oo Xaalad Caafimaad Ujiifa.
January 11, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Wasiira warfaafinta Somaliland saleebaan cali Koore ayaa dhakhtarka wayn ku booqday abwaan axmed saleebaan bide oo xaalad caafimaad ujiifa cisbitaalka hargaysa