|
|||||
WAJAALE NEWS
Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Eretria Oo Gaadhey Dalka Konfurta Sudan Iyo Ujeedadooda + Sawiro.
March 4, 2019 - Written by Editor:Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Eretria Oo Gaadhey Dalka Konfurta Sudan Iyo Ujeedadooda + Sawiro. Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya iyo Madaxweynaha dalka Eretria oo wada socda ayaa waxaa ay maanta ka dageen caasimada konfurta Sudan ee Juba . Labadan hogaamiye oo ka duulay caasimada Eretria ee Asmara ayaa ujeedadoodu ay tahay inay kulan la qaataan madaxweynaha dalka Konfurta Sudan Salva Kiir , kala hadlaana arimo ay ka mid yahiin heshiiskii nabada , ganacsiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale . Waa markii ugu horeysay ee hogaamiyayaasha Itoobiya Iyo Eretria iyaga oo wada jir ay tagaan dalka Konfurta Sudan
Related posts:DAAWO; Maxaad Ka Taqaanaa Kabtanka Xulka Gobolka Gabiley Iyo Doorka Culus Ee Uu Ka Qaatay Guulaha ... DAAWO: Gudoomiye Cirro Oo Xisbiga Waddani Ku Soo Dhaweeyey Siyaasiyiin Iyo Waxgaradka Kasoo Jeeda Be... “Somaliland Iyo Somaliya,Waxay U Baahan Yihiin Gole Caalami Ah Oo Ay Ku Garnaqsadaan & Awood Caalami... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|