DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Qoraa Cali Qoryoolay Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Qoraa Cali Qoryoolay Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
January 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Qoraa Cali Dool Axmed oo kamid shakhsiyaadka reer Somaliland ee ka faalooda marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Somaliland ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay wada hadalada Somaliland iyo somaliya ee aan wali wax midho dhal ah laga gaadhi iyo xusuusta wada hadaladii SNM La gashay somaliya

Sidoo kale qoraa cali qoryoolay ayaa eedo culus ujeediyay wasiiradi iskaga kala danbeeyay wasaarada duulista iyo hawada xukuumadii axmed silaanyo uu u ku eedeeyay in ay ku kaceen khiyaamo qaran

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/3qKx30i5x8Y

COMMENTS
LINKS