DAAWO;-Suldaan Xukuumada Madaxwayne Biixi Jeelka Kasii Daysay Oo Siwayn loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama,
January 16, 2020 - Written by Editor:
BOORAMA(W,N)-Suldaan Abshir oo xukuumada madaxwayne biixi mudo uxidhnaa laga geeyay jeelka madheera ayaa dib uhelay xoriyadiisii kaasi oo maanta siwayn loogu soo dhaweeyay magaalada boorama