|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO-Shirkadaha Jaadka Oo Saaka Xoog Ku Galiyay Gudaha Magaalada Iyo Maayar Muraad Oo Hanjabaad Culus Diray.
January 15, 2020 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Gadiidka jaadka egeeya magaalada burco ataa saaka jabiyay amar uu dul dhigay maayarka magaalada burco oo sheegay in aan gudaha magaalada aanu soo galin Jaadlayaasha ayaa saaka xoog ku galiyay gudaha magaalada iyagoo ay saaran yihiin rag hubaysani Dhanka kale maayarka magaalada burco ayaa dareen celiyay talaabadan isagoo sheegay in aan loo dul qaadanayn ficilka ay sameeyeen jaadlayaashu Maayar muraad ayaa ku hanjabay hadii badhasaabku wax ka qaban waayo arintani uu qof walba qorigiisa lasoo dhex gali magaalada HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Cida Rasmiga Ah Ee Ay Ku... Shaqaalihii Tallaalka Dabaysha Ku Hawlanaa Oo Ha?yadda UNICEF Iyo Wasaarada Caafimaadka Ku Edeeyey I... Xirsi Cali X, Xasan Waxay Bulsho s/land Uga Markhaati Tahay Waxqabadka Muuqda Iyo Horumarka uu Ku Ta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|