|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dowlada Hoose Ee Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Mashaariic Ay Ka Hirgaliyeen Magaalada.
January 8, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Maayarku xigeenka oo uu weheliyo Badhasaabka gobolka gabiley ayaa maana kormeero kala uwan kusoo maray mashaariic kala duwanoo ay ka hirgaliyeen gudaha magaalada halka qarkoodna wali ay socdaan,
Sidoo kale maamulka gobolka gabiley ayaa soo kormeeray halka uu marayo qorshe usamaynta magaalada gabiley oo dhaqaalaha ku baxaya ay bixisay dawlada hoose gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ergayga Turkiga U Qaabilsan Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Oo Dhaqdhaqaaqyo kala Duwan Ka Wad... Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Shacabka Reer Burco Kala Qaybgalay Xuska 18may Iyo Nuxurka Khudbadii Mus... “Golaha Wakiilladu Mar Haddii Ay Golaha Kasii Tagayaan Waxaa Looga Baahnaa Inay Si Milgo Leh UTagaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|