|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Qaabiley Suxufi Khaalid Foodhaadhi!
May 30, 2024 - Written by Editor:“Waxa aan maanta qaabilay suxufi Khaalid Foodhaadhi oo dhawaan ku guuleystay Abaal-marinta suxufigii ugu wanaagsanaa qaaradda Afrika (Media Personality of Africa) oo ay bixiso hay’adda AEA- USA ee dalka Maraykan-ka. Kulankayaga, Suxufiga waxa aan kala sheekeystay doorka saxaafadda Madaxa bannaan ee horumarka dalka, iyo socdaalkiisa aqoon-korodhsiga iyo abaalmarinta ee uu Maraykanka ugu baxayo. Ugu dambeyn, waxa aan ka Murashax ahaan iyo Xisbi ahaanba naga go’an kor u qaadista, tayeynta iyo taageeridda Saxaafadda madaxa-bannaan ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland leedahay”Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.
Related posts:Ex Wasiir Shucayb Maxamed Muuse Oo Deeq Buugaag Ah Gaadhsiiyay Dugsiyada Waxbarasho Ee Magaalada Waj... DAAWO;Ururka Uk Somaliland Seafears Association Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyey Wasiiro Ka Tirsan X... DAAWO; Buur Madow Oo Fariin U Diray Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Jawaabta Madaxwayne Cabdiwali Gaas COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|