|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gabiley Oo Laga Daahfuray Xafiiska Haayada Diwaanka Sakada Iyo Samafalka Gobolkka.
January 15, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Munaasibad baaladhan oo lagudaahfurayay xafiiska haayada diwaanka sakada iyo samafalka gobolka gabiley.
Waxaana munaasibada daahfurka kasoo qaybgalay wasiirada isgaadhsiinta shaqada iyo arimaha bulshada ,agaasimaha guud ee wasaarada maalgashiga iyo maamulka gobolka gabiley.
Xafiiska ayaa waxaa furitaankiisa hindisay maamulka dawlada hoose oo uu hormuud ka yahay maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ku Dhawaaqida Maalinta Doorashadda Iyo Wel-welka Khilaafka KULMIYE Ee Ku Dhaca Madaxweyne Siilaanyo. Shirkada Bare Construction Oo Kulan La Qaatay Dalada Ay Ku Midoobeen Dilaaliinta Caasimada Hargaysa Ma Run Baa In Qoyska Madaxweyne Biixi Ay Dacwad Ka Dhan ah Faysal Cali Waraabe U Gudbiyeen Hay’adaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|