DAAWO;-Ergayga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliya Oo Ka Hadlay Suurto Galnimada Doorashooyin Dhaca Somaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ergayga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliya Oo Ka Hadlay Suurto Galnimada Doorashooyin Dhaca Somaliya.
January 29, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)- Ergayga qaramada midoobay uqaabilsan ayaa ka hadlay suurto galnimada doorashooyinka somaliya ka dhaca 2020 iyo dadaalada ay beesha caalamku ugu jiraan in ay doorashooyinka madaxwaynaha iyo baarlamaanku ka qabsoomaan xili ay ku jirto xaalad siyaasadeed iyo sii xoogaysiga ururka Alshabaab.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS