|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dariska Dhulka Ay Ku Muransan Yihiin Qoyska Madaxwayne Biixi Iyo Qoysaska Kale Oo Ka Markhaati Furay Cida Leh.
January 16, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Odoyaal Iyo Waxgarad kamid ah dadka Dariska la ah dhulka buurta kala Jeexan ee ay isku haystaan Qoyska madaxwaynaha Somaliland iyo boqolaal Qoys Ee Degan ayaa ka markhaati furay in ka badan sodon sano oo ay daris ahaayeen cida leh dhulkan iyo cadaymaha ay hayaan. Sidoo kale bulshada dariska la ah ayaa sheegay in aanay dhulkan lagu maransan yahay ahayn beer balse ay uu ahaa buur. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/l2wcWJvqBpE
Related posts:Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga WADDANI Md.Seed Oo Ku Sugan Boorama Kulamo Ujeedkooda La Ga... Xisbiga Waddani Oo Soo Saaray War-saxafadeed Uu Kula Hadlayo Beesha Caalamka Iyo Nuxurka Uu Xanbaars... Daawo: Gudoomiyaha Degmada Wajaale Oo Ka Warbixiyey Qaabka Ay Kaadh Qaadashada Codbixintu Uga Socoto... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|