|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bulshada Deegaanka Laas Geel Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiirka Gaadiidka.
January 17, 2020 - Written by Editor:“Madaxwayne Wasiirka Gaadiidku Mashruucii Wadada Wuxu Ka Dhigtay, Mid Uu Isagu Leeyahay, Iska Rogooyinkiibaa Ukiraysan, Cagafyadii Ayuu Isagu leeyahay”Waxgarada Laas Geel.LAAS GEEL(W,N)-Cuqaasha iyo waxgaradka ku dhaqan deegaanka laas geel Oo katirsan gobolka maroodi jeex ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka Cabdilaahi Abokor oo ay sheegeen in uu qaab musuq maasuqaysan,eex iyo qaraabo kiil uu ubixiyay mashaariicda dhismaha wadada. Odoyaashan iyo waxgaradka ayaa sheegay in wasiirka cabdilaahi abokor leeyahay gaadiidka, cagafyada iyo xataa kuwo cuntada ka iibiyay cida dhisaysa wadada berbera corridor Bulshada ku dhaqan deegaanka laas geel ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu arinta usoo diro gudi xaqiiqo raadis ah oo ogaada sida wasiir cabdilaahi abokor umusuq maasuqay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Waxaad Arkayseen Maalmahan Wasiiro Lasoo Kalifay Oo Midba Maalin Ujawaab La yidhi Mucaaridka Oo Iya... Xukuumada oo Wareejisay Haamihii Kaydka Shidaalka +Shaqalihii Haamaha Kaydka oo Shaqo Joojin Sameeya... Garoonada Kubada Cagta Ee Habeenkii Lagu Ciyaaro Oo Hargaysa Ku Soo Badanay (warbixin arintasi ku sa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|