Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Digniin Culus Udiray Jabhad Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Buuhoodle. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Digniin Culus Udiray Jabhad Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Buuhoodle.
January 9, 2020 - Written by Editor:

SOOL(W,N)- Ciidamada qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay gobolka sool oo maalmihii udanbeeyay ku jiray kormeer iyo hawlo ay ku dar dargalinayaa ilaalinta abniga gobolka ayaa digniin culus udiray jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay degaanka buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/gcqmoiTerLo

COMMENTS
LINKS